Tuesday, May 26, 2026
HomeWararSawirro:-Wasiir Beyle Oo La Kulmay Safiirka Mareynkanka Ee Soomaaliya

Sawirro:-Wasiir Beyle Oo La Kulmay Safiirka Mareynkanka Ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay safiirka Mareynkanka ee Soomaaliya H.E. Donald Y.

Wasiir Beyle ayaa sheegay in safiir H.E. Donald Y. Yamamoto,ay ka wada hadleen arimo ku saabsan sidii loo hormarin lahaa dhaqaalaha Dalkeena,wuxuuna  intaasi raaciyay in Mareynkana uu muhiim u yahay dib-u-habeynta Maaliyadda sidoo kalena uu yahay saaxiibka Soomaaliya

“Waxaan la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya H.E. Donald Y. Yamamoto oo aan ka wada hadalney arimo ku saabsan sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha Dalkeenna. USA waxa uu muhiim u yahay dib-u-habeynta Maaliyadda sidoo kale waa saaxiibka Soomaaliya,” ayuu yiri Wasiir Beyle.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe