Tuesday, January 21, 2025
HomeWararSAWIRRO:- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Sameeyay Kormeerkii ugu horeeyay.

SAWIRRO:- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Sameeyay Kormeerkii ugu horeeyay.

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta waxaa uu kormeeray qaar ka mid ah Maxkamaddaha gobolka Banaadir.

Waxaa uu tagay Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir iyo sidoo kale Maxkamadda kale ee gobolka.

“Waxaan manta soo kormeeray Maxkamadda rafcanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir Si aan ugu kuur galo Hawlaha maxkamdaha, Waxaan sidoo kale warbixino ka dhagaystay gudoomiyayaasha maxkamadaha” ayuu yiri Baashe Yuusuf Axmed.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe