Home Warar DHAGAYSO: Tiiceeye Oo Si Weyn Cadaado Loogu Soo dhaweeyay

DHAGAYSO: Tiiceeye Oo Si Weyn Cadaado Loogu Soo dhaweeyay

580

Waxaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug Madax Waynihii Hore Ee Maamulkii Ximan Iyo Xeeb Maxamed C/llaahi Aadan tiicey Oo Kadib Mudo 5sana ah Oo Uu Ku Xirnaa Dalka Bilgemka Dib Ugu Soo Laabatay Dalka.

Soo Dhawaynta Madaxwaynihii Hore Ee Ximan Iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiicey Ayaa waxa Ka Qayb qaatay Masuuliyiin Katirsan Maamulka Galmudg, maamulka Dagmada, Waxa Garad,Ururada Bulshada Rayidka Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Waas Oo Uga Horatagay Afaafka Hore Ee Magaalada Maadaama Uu Safar Dhulka Uga soo Ambabaxay Magaalada Gaalkacyo Ee Caasimada Gobolka Mudug.

Soodhawayn Kadib ayaa mudane tiicey Waxaa Loosoo Galbiyay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Cadaado oo Ay Ku sugayeen Ku Dhawaad 1000 qof Oo Kamida Shacabka Magaalada Cadaado Ku Waas Oo doonayay In Ay Kaqayb Qaataan Soo Dhawaynta x madaxwaynihii hore ee ximan iyo xeeb.