Banaan Baxaan oo Ahaa Mid Lagu Taageerayo Madaxweyneha Cusub Ee Galmudug Axmed Maxamuud Baasto Ayaa Waxaa Ka Qeeb Galay Boqolaal Ruux oo Ka Kala Yimid Xaafadaha Magaalada Cadaado Maamulka Dagmada Iyo Xilidhaabo Iyo Wasiiro Ka Tirsan Maamulka Galmudug.
Sidookale Banaan Baxaa ayaa ahaa Mid loogasoohojeeday Madasha Maamul Goboleedyada Qaar ay Kumidaysanyihiin.
Socod Dheer oo Ay Ku Soomareen Wadooyinka Waayeen Ee Magaalada Kadib Waxaa Ay Iskugu Yimaadeen Goob Fagaaraa Waxaan Duqa Dagmada Cadaado oo Halkaasi Ka Hadlay uu Sheegay In Ula Jeedada Banaanbaxu Yahay Taageerada Madaxweynaha Cusub Ee Galmudug Axmed Maxamuud Baasto
Madaxweyne Kuxigeenkii Maamulkii Hore Ee Ximan Iyo Xeeb Cabdi Maxamed Suldan Axmed Nuur Ayaa Sheegay In Ay Sidhow Ula Shaqeen Doonan Madaxweynaha Waxaana Madasha Qaar Kamid Ah Maamul Goboledyadu Ay Ku Mideesan Yihiin uu Ku Sheegay Mid Jiritaan Qaranimada Somaliya Looga Soor Jeedo
Qaar Kamid Ah Xildhibaanada Galmudug iyo Wasiiro Ayaa Waxaa Sheegeen In Madaxweynaha Cusub looga Baahan Yahay In Wax Ka Qabto Dhibaatooyinka Deegaan Ka Jira.