Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Iyo Boliska Galmudug Ayaa Howlgalo Amniga Lagu Xaqiijinayo Xalay Ilaa Saakay Kawada Degmada Baxdo Ee Gobolka Galgaduud
Sidoo Kale Saraakiisha Howlgalkan Horkacaya Ayaa Sheegay In u Jeedadu Ay Tahay Sidii Amniga Loo Xaqiijin Lahaa