Ciidamo Katirsan Dowlada Somaliya oo Iskugu Jira Boliis Iyo Nabad Sugida Qaranka Ee Ka Howlgasha Deegaanada Galmudug Ayaa Gaaray Deegaanka Qaayib Ee Gobolka Galgaduud Oo Saakay Ay Iskaga Baxeen Alshabaab oo Halkaa Kulahaa Awood Maamul.
Sidoo Kale Ciidamada Ayaa Deegaanada Ay Howgalada Ka Sameeyeen Waxaa Ka Mid Ah Cadakibir Iyo Deegaano Kale oo Hoostaga Deegaanka Qaayib