Home Warar Sawiro:-Xildhiban Odawaa Oo Kulan La Qaatay Dhaliyarada Ka Soojeeda Galmudug

Sawiro:-Xildhiban Odawaa Oo Kulan La Qaatay Dhaliyarada Ka Soojeeda Galmudug

207

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo Ka Mid Ah Aqalka Hoose Ee Barlamaanka Somaliaya Ayaa Kulan Afur Ah La Qaatay Dhalinyarada Ka Soojeeda Deegaanada Uu Matalo Xildhibaanku

“Waxaan Kulan iyo afur aan wada yeelanay aniga iyo qaybo ka mid ah dhalinyarada aan matalo.
Waxa aan iska waraysanay xaaladaha dalka iyo mataalaadda iyo howlaha xildhibaanka, waxa uuna ku soo dhammaaday guul Allaaa Mahad leh ”