Home Dhageysi Daawo:-Mu,asasooyinka Mudug Iyo Galgaduud oo Dowlada Baaq Udiray

Daawo:-Mu,asasooyinka Mudug Iyo Galgaduud oo Dowlada Baaq Udiray

124

Qaar Kamid Ah Mu,asasooyinka Waxbarasho Ee Degmooyinka Mudug Iyo Galgaduud Ayaa Go,aan Ka Gaaray Imtixaanka Shahaadigaa Ee Dugsiga Sare Waxaa Ayna Dowlada Somaliya Ugu Baaqeen In Ay Ka Fiirsato Go,aankii Ay Ku Laashay Imtixaanka