Home Warar Sawiro: Weydii Wakiilkaaga Su,allo

Sawiro: Weydii Wakiilkaaga Su,allo

75

WEYDII WAKIILKAAGA
Kulan su’aalo lagu weydiinayey Gudoomiye ku xigeenka 1aad Aqalka Sare Senator Abshir Bukhaari iyo Xildhibaan Cabdi Saabir Shuuriye, oo ah laba mudane oo laga soo doortay degmada Cadaado ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa waxaa soo abaabulay dhalinyarada Aqoonyahanka kasoo jeeda Cadaado ee ku sugan magaalada Muqdisho.

Dhalinyarada ayaa su’aalo weydiiyey labada masuul, sidoo kale Dhalinyarada ayaa talooyin kasoo jeediyey madasha.