Tuesday, March 18, 2025
HomeWararSAWIRO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la Kulmay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub

SAWIRO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la Kulmay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Ali Mohamed ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiskiisa Sarakiil ka socotay Midowga Yurub.

Mudane Hassan Ali Mohamed  Wasiirka Difaaca XFS ayaa sheegay in saraakiisha Midowga Yurub uu kala hadlay xoojinta Xiriirka Iskaashi iyo Milatari ee ka dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub.

Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa qeyb weyn ka qaata Tababar siinta Ciidamada Qaranka Soomaaliya oo uu qorshu yahay in ay Amniga kala Wareegaan Ciidamada AMISOM.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe