Home Uncategorized SAWIRO:-Roobab Lixaad leh Oo Kada,ay Qardho.

SAWIRO:-Roobab Lixaad leh Oo Kada,ay Qardho.

660

Qardho:-Wararka Saaka Magaalada Qardho Ee Gobolka Karkaar aynu Kahelayno ayaa Waxa ay sheegayaan in Roobab Lixaad leh ay Saacadihii ugu Dambeeyay Kada,een Magaaladaaasi.

Roobabkaan ayaa Waxa ay Biyo dhigeen Wadooyinka Waaweyn Ee Magaalada Waxaan ay ku Soo aadeen Xili Kuleelo ay Kajiraan Halkaasi.

Shacabka Kunool Magaalaad ayaa Waxa ay sheegeen in ay aad ugu Faraxsanyihiin Nimacadaan Alle Kumanaystay.