Home Barnaamijyo Lix Soomaali ah Oo COVID-19 ugu Geeriyooday Sweden

Lix Soomaali ah Oo COVID-19 ugu Geeriyooday Sweden

204

Magaalada Stockholm ee Caasimada dalka Sweden Waxaa ku geeriyooday kudhawaad 30-ruux oo uu sooritay Coronavirus Waxaana Kamid ah dadkaasi Soomaali.

ilaa 6-ruux oo Soomaali ah ayaa Laxaqiijiyay in gudaha Magaalada Stockholm Ee Caasimada Dalka Sweden ay ugu geeriyoodeen Covid-19 waan tiradii ugu Badneed oo soomaali cudurkaan u geeriyootay.

Dhakhaatiirta iyo Quburada Caafimaadka Waxa ay sheegeen in caabuqaan xaafada ugu badan ee uu saameeyay gudaha Stockholm ay yihiin kuwa ay soomaalida kunool yihiin sababo laxariira Wacyi galinta oo yar.

Dalka sweden waxaa laqiyaasaa in ay kunoolyihiin 90,000(Sagaashan kuno) oo Soomaali ah halka Caasimada Dalkaasi tirada Soomaalida kunool lagu Qiyaaso 30,000(sodon kun) oo Qof.