Friday, April 25, 2025
HomeWararSawiro: Olole nadaafadeed oo maanta Cadaado laga sameeyay

Sawiro: Olole nadaafadeed oo maanta Cadaado laga sameeyay

Olole nadaafadeed ayaa saakay laga sameeyay qeybo kamid ah magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug

Ololaha ayaa looga gol leeyahay in lagu ilaaliyo nadaafada deeganka maadama la joogo xili roobaadkii deyrta

Waxaa soo abaabulay ololaha dhalinyarada dhiso dalkaaga waxaana ka qeyb qaatay masuulyiinta degmada xildhibaano iyo wasiiro katirsan Galmudug

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe