Roob qabow fiican oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa maanta ka da,ay magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug.
Roobkan oo ahaa qabow lagu diirsaday ayaa sare u qaaday bilicda waxaana isbadalay jawiga guud.