Home Barnaamijyo Sawiro: Madaxweyne Xaaf oo heegan galshay ciidamada daraawiishta Galmudug

Sawiro: Madaxweyne Xaaf oo heegan galshay ciidamada daraawiishta Galmudug

600

Madaxweyne Xaaf oo heegan galshay ciidamada daraawiishta Galmudug

Axmed Ducaalle Xaaf madaxweynaha Galmudug oo maanta duleedka Gaalkacyo ku booqday ciidamada daraawiishta Galmudug ayaa faray in heegan galaan islamarkaana u istaagan sugista amniga

Xaaf ayaa ciidamada u sheegay inay jiraan dad cabaqad ku ah amniga deeganka

Booqashadan Xaaf ayaa kusoo beegmeysa xili ay soo ifbaxday xurgud cusub oo kala dhaxeysa dowlada

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in ciidamada dowlada ee jooga Gaalkacyo ay hor istaageen safar Xaaf ugu socday Garoowe