Home Dhageysi Dhageyso:-Mawaadin Somaliyeed oo Xalay Lagu Dilay Dalka Koonfur Africa

Dhageyso:-Mawaadin Somaliyeed oo Xalay Lagu Dilay Dalka Koonfur Africa

147

Dablay Hubeesan Ayaa Xalay Abaara 11:00 Habeenimo Iyo Khadar Daqiiqadaa Waxaa Xaafada Mayfeer Ee Magaalada  Johaanisbeeg Ee Dalka Koonfur Africa Ay Ku Dileen Allaha Unaxariistee Nuur Maxamed Cumar oo Ka Mid Ahaa Ganacsatada Ka Ganacsata Dalka Koofur Africa.

Dilka Ka Dib Kooxdii Dilka Geesatay Ayaa Goobta Iskaga Baxsaday Sida uu Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ee Magaalada Cadaado uu U sheegay Maxamed Cali Cabdi oo Ka Mid Ah Dhaliyaro Ka Shaqeenaysay Xaruumo Ganacsi oo uu Kulahaa Magaaladasi Waxaa uu Xusay In Marxuunka La Dilay Si Dhow Ay Saaxiib u Ahaa Yeen Isagoona Intaa Raaciyay In Dukaamada uu u Soo Adeegijiray Balse Xalay Irida Gurigiisa Lagu Dilay

Maxamed Cali Cabdi Waxaa uu Sheegay In Dhibka u Ween Ee Ay Qabaan uu Yahay In Bolisku Ay Gacanta Ku Dhigaan Kiisaska Dilalkaa Balse Ay La Siiraad Raacin Taasi oo Keenayda In Qofkii Dil Loo Geesto Meel Kale oo Looraad Raaci Dilkiisa Aan La Heleen