Friday, December 5, 2025
HomeWararSawiro Madaxweyne Baasto oo maanta la kulmay ururka Haweenka Cadaado

Sawiro Madaxweyne Baasto oo maanta la kulmay ururka Haweenka Cadaado

Madaxweynaha Galmudug Axmed Maxamuud Baasto ee dhawaan lagu doortay Cadaado ayaa maanta la kulmay ururka Haweenka Magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug

Madaxweyne Baasto ayaa ururka haweenka kala hadlay sidii looga shaqeyn lahaa midnimada iyo hormarka Galmudug.

Xubnaha ururka haweenka ayaa sheegay in ay taageersan yihiin islamarkaana ay kala shaqeyn doonaan isugu keenista Galmudug

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe