Saturday, March 22, 2025
HomeWararSawiro Madaxda Xukuumada Galmudug oo gaaray magaalada Matabaan

Sawiro Madaxda Xukuumada Galmudug oo gaaray magaalada Matabaan

Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa xukuumada Galmudug ayaa maanta gaaray magaalada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Duleedka Dagmada ayaa Waxaa Kusoo dhaweeyay qaar ka mid ah Bulshadda kunool degmada Matabaan.

Sababta uu u tagay ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii loo heshiisiin lahaa Beello walaalo ah oo dhawaan ku dagaallamay gobolka Hiiraan.

Galmudug ayaa maalmihii lasoo dhaafay dib u heshiisiin ka waday degmada Matabaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe