Home Warar SAWIRO:-Maamulka Degmada Kaaraan Oo Bilaabay Kulamo Looga Hadlayo Doorka Haweenka Soomaliyeed

SAWIRO:-Maamulka Degmada Kaaraan Oo Bilaabay Kulamo Looga Hadlayo Doorka Haweenka Soomaliyeed

53

Kulan looga hadlayay doorka haweenka ay ka qaadan karaan Amniga siyaasadda iyo Doorashooyinka ka dhici doona Dalka 2021 Kulankaan ayaa waxaa loo qabtay ururka hawenka Degmada Karaan ee Gobolka Banaadir.

Waxaa ka qeyb gashay kulankaan Gudoomiye Ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caam8r Axmed (Jaktti) Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir.iyo Marti Sharaf Kale.

Gudoomiye Basma ayaa kula dardaarantay Haweenka Degmada Karaan in ay ka shaqeyaan Amiga Deegaanka iyo Nadafadda.