Sunday, March 23, 2025
HomeWararSawiro:-Dood Cilmiyeed Taageerada Turkiga Ee Somaliya Mamulada Goboladu Maxay Ka Fa,iideen

Sawiro:-Dood Cilmiyeed Taageerada Turkiga Ee Somaliya Mamulada Goboladu Maxay Ka Fa,iideen

Magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug waxaa xaley laguqabtey Dood Cilmiyeed  ku Aadan  taageerada dawlada Turkigu siiso dawlada soomaaliya  makafaaidaystaan Dowladaha Xubnaha Ka Ah  gaar ahaan dawlad goboleedka Galmudug
dooda waxaa siwadajir ah u sooqabanqaabiyey Heego-From iyo Raas Institute waxaana marti ku ahey Eng Axmed Cabdi agaasimaha guud ee maktabada Cadaado
xildhibaano katirsan maamulka Galmudug, aqoonyahano iyo qaybaha kaladuwan ee bulshada Ku Waas oo Dood Cilmiyeedka Ka sooqeebgalay

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe