Dowladda Hoose ee Magalada Garoowe ayaa bilaawday howlgal lagu bur burinayo wadooyin sida ay sheegeen mas’uuliyiinta degmada si sharcidarro ah loo hdistay.
Howlgalkaan ayaa waxaa lagu burburiyey dhismooyin ku yaallay Xaafada Wadajir ee Magalada Boosaaso, kuwaas oo Dowladda Hoose ee Magalada Garoowe ay sheegtay inay sharcidarro ahaayeen.
Xoghayaha dowladda Hoose ee Magalada Garoowe Maxamuud Cali Xasan ayaa sheegay in dowladda Hoose furi-doonto meel kasta oo si sharci darro ah loo xirtay, isla markaana dadwaynaha ugu baaqay inay ka waan toobaan arimaha noocaas ah.
Horay ayaa dowladda Hoose ee Magalada Garoowe waxaa ay digniin uga soo saartay dadka laamiyada Magalada Garoowe qaarkood ku dhisaya waxa loo yaqaano Askari jiifa si gawaarida aysan xoog ugu socon.
Maamulka Dowladda Hoose ee Garoowe ayaa bilaawday howlgal lagu bur burinayo wadooyin ay sheegeen in si sharcidarro ah loo dhdistay.
Howlgalkaan ayaa lagu burburiyey dhismooyin ku yaallay Xaafada Wadajir ee Boosaaso, kuwaas oo Dowladda Hoose ay sheegtay inay sharcidarro yihiin. pic.twitter.com/n7nDm2wVBC— The Sudani Post (@TheSudaniPost) March 19, 2019