Saturday, May 2, 2026
HomeWararSawiro: Dhalinyarada Cadaado oo soodhaweyn u sameeyay Gudoomiyaha degmada Waaberi

Sawiro: Dhalinyarada Cadaado oo soodhaweyn u sameeyay Gudoomiyaha degmada Waaberi

Dhalinyarada reer Cadaado ayaa maanta kulan soo dhaweyn ah Gudoomiyaha degmada Waberi ee magaalada Muqdisho Mahad Cilmi ugu sameeyay deeganka Doon-gaale ee duleedka Cadaado

Gudoomiye Mahad oo ka mahadcelshay soodhaweynta ayaa sheegay inuu ka shaqeyn doono mataaneynta degmooyinka Waaberi iyo Cadaado

Cadaado ayaa maalmahan waxaa kusoo qulqulayay masuuliyiin iyo dhalinyaro u soo dalxiis tagayay deegaanka

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe