Saturday, March 22, 2025
HomeWararGudoomiye ku xigeen Caawa lagu Dilay Magaaladda Jowhar

Gudoomiye ku xigeen Caawa lagu Dilay Magaaladda Jowhar

Gudoomiye ku xigeen Caawa lagu Dilay Magaaladda Jowhar.

Magaaladda Jowhar ee Xarunta Hirshabelle Waxaa Caawa Koox Hubeysan ay ku Dileen Cabdirashiid Xaaji Muxumed Xaaji oo ahaa Gydoomiye Ku Xigeenkii Degaanka Gamboole ee Magaaladda Jowhar.

Kooxda Dilka geysatay ayaa ka baxsatay Goobta uu Dilka ka dhacay iyadoo loo Maleynayo in Dilka ay geysteen Dagaalamayaal ka Tirsan Alshabaab.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Degmada Jowhar ee ku aadan Dilkan loo geystay Gudoomiye Xigeenkii Degaanka Gamboole oo ka tirsan Magaaladda Jowhar.

Zaki sanaag Dabaraani Media Inc

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe