Saturday, November 1, 2025
HomeMuuqaaloSawiro: Daawo Sida maanta looga ciiday Cadaado

Sawiro: Daawo Sida maanta looga ciiday Cadaado

Dadweyne farabadan oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Cadaado ayaa maanta salaada ciidul fitriga ku tukaday fagaare kuyaala magaalada.

Shacabka ayaa salaada waxaa la tukaday masuuliyiin katirsan Galmudug iyo maamulka degmada

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe