Home Dhageysi DAAWO:-Wadada Laamigaa oo Duleedka Cadaado Ka Burburtay Ayaa Dayactir Isxilqaan Ah Lagu...

DAAWO:-Wadada Laamigaa oo Duleedka Cadaado Ka Burburtay Ayaa Dayactir Isxilqaan Ah Lagu Sameenayaa

84

Halkaan  Waa Duleedka Cadaado Gaar Ahaan Deegaanka Laanta Biya Galka Waxaa Ka Socda Dib U Dhisada Wadada Halboolaha Ah Ee Isku Xirta Koofurta Iyo Iyo Waqooyiga  Somaliya Waxaa Ay Ku Burburtay Roobabkii Guga oo Habeeno Ka Hor Halkaa Ka Da,ay

Xubno Is Xilqaamay oo uu Horkacayo Injireer Goodo Qorow Ayaa Si Isxilqaan Ah Ku Dhisaya Wadadaan oo Halis Ugashay In Isku Socodka Gaadiidku uu Hakad Galo

Xildhiban Cabdi Xasan Cilimi Indhayare oo Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Kuna Booqday Xubnahay Isxilqaamay Halka Ay Dhismaha Kawadaan Waxaa uu Bulshada Deegaanka Iyo Maamulkaba Ugu Baaqay In Ay Ka Qeeb Qaataan Dhismaha Wadadan oo Burbur Lixaad Soogaaray

Halkan uu Buundo Ujirtay Wax Un Kayar 200M Halka Ay Ka Burburtay Wadadu Xirnaashaha Buundadaan Ayaa Sababay Biyihii Mari Jiray In Si Xooliya Ku Jiiraan Wadadaan Islamarkaan Ay Burburto