Bulshada ku dhaqan degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa iskutashi ku dhisaya wado 1KM ah
Wadadan ayaa isku xiri doonta bartamaha magaalada iyo isbitaalka guud ee degmada Godinlabe
Dadka deegaanka oo ku tashanaya muruqooda iyo maalkooda ayaa u istaagay dhismaha wadada si meesha looga saaro rafka ka jira wadada isbitaalka