Banaanbax looga soo horjeedo hadalkii Khayre ayaa goordhow ka dhacay magaalada Cadaado
Banaanbaxayaasha ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay kamid yihiin Cadaado waa xarunta baarlamanka Galmudug
Dadka isku soo baxay ayaa kasoo horjeeday hadalkii habeen ka hor kasoo baxay R/wasaare Khayre kaasi oo ahaa Dhuusamareeb hala isugu yimaado