Home Barnaamijyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta kulan la qaatay Safiirka...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta kulan la qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender.

123

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta kulan la qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender.

Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa kawada hadlay xaalada guud ee uu hada Dalku marayo iyo in la helo xasilooni siyaasadeed.

Waxa uu bogaadiyay Safiirku sida uu Madaxweynuhu uga shaqeeyay wada-dagaanshaha iyo in la nabadeeyo Magaalada Gaalkacyo iyo Guulaha uu ka gaaray wada hadaladii iyo dib u hishiisiinta Maamulka Ahlu-suna taas oo keentay in Maamulka Ahlu-suna uu Ciidamadooda ku wareegiyo Dowlada Federaalka ah waxa uuna sheegay in uu u arko guul usoo hoyatay Galmudug kuna timid dadaal badan uu sameeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf.