Home Barnaamijyo Sawiro: Amaanka Guud Ee Magaalada Hobyo oo Aad Loo Adkeeyey

Sawiro: Amaanka Guud Ee Magaalada Hobyo oo Aad Loo Adkeeyey

328

Amaanka Guud Ee Magaalada Hobyo oo Aad Loo Adkeeyey..

Waxaa Maalinta Bari ah Si rasmi ah u Furmi doona Wajiga Labaad Ee Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.

Cawa Hobyo waxaa ka Soconaya Diyaar Garowgii igu danbeyey Ee Furitaanka Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo

Halkaan kala Socoda Wararka Ku Saabsan.
Shirka Hobyo.