Thursday, January 16, 2025
HomeWararSaraakiil katirsan Al Shabaab oo Caawa ka Khudbeeyay Baxdo

Saraakiil katirsan Al Shabaab oo Caawa ka Khudbeeyay Baxdo

Rag katirsan Al Shabaab ayaa caawa lagu arkay gudaha magaalada Baxdo ee gobolka Galgaduud.

Magaalada Baxdo 90 Kiilo mitir Cadaado uga beegan dhanka bari koofureed ayaa caawa waxaa tagay saraakiil katirsan Al shabaab.

Xubnahan Katirsan Shabaab ayaa dadka ku dhaqan Baxdo u sheegay inay soo booqdeen islamarkaana aysan dhib wadi sida ay tilmaameen.

Raga katirsan Al Shabaab ayaa dib uga laabtay Baxdo waxayna ku laabteen deeganada ay ka yimaadeen sida ay inoo sheegeen qaarkamid ah dadka deeganka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe