Saturday, April 20, 2024
HomeWararDeg Deg:Alshabaab oo caawa Gaaray Dagmada Baxdo Ee Gobolak Galgaduud

Deg Deg:Alshabaab oo caawa Gaaray Dagmada Baxdo Ee Gobolak Galgaduud

Wararka Caawa Naga Soogaaraya Dagmada Baxdo Ee Gobolka Galgaduud oo Qiyaastii Cadaado Dhinaca Bari Kaga Beegan 90KM Ayaa Sheegaya in Caawa Halkaasi Alshabaab yimaadeen oo Halkaasi Ku Dhawaad Mod Saac Waxaa Ay Khudbad Kajeediyeen Masjid Ween oo KUyaala Dagmadaasi Ayagoona Dadka deegaanka U Sheegay In Aysan Dhib Wadin Balse Ay soobooqdeen oo Kaliya Dadkuna Isdajiyaan

sidoo Kale Dadka Deegaanka Ayaa Idaacada Codka Gobolada dhexe U Sheegay In Arkeen Labada Ka MId Gawaarida Dagaalka oo Ay Wateen

Lama Oga Halka Ay Kayimaadeen Inkastoo dhinaca Bari Ay U Laabteen Markii Danbe Hase Yeeshee Deegaanada bariga gobolka Galgaduud Ayaa ALshabab Waxaa Ay Ku Leeyihiin Fariisimo Xoogan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe