Sunday, April 20, 2025
HomeWararSadax carruur ah oo ku geeryootay Galgaduud

Sadax carruur ah oo ku geeryootay Galgaduud

Wararka ka imaanaya magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in Saddex Caruur Ah oo Walaalo ahaa iney Ku Geeriyoodeen Maanta Barkad Ku Taal Waqooyiga G/ GalGaduud.

Caruurta Ayaa Da’doodu U Dhaxeyssy 10-15-Sano Jir

Ehelada Caruurta ayaa sheegay iney Saddexda Caruur Da’ Ahaan Isku Xig xigeen, Waxeyna Kala Ahaayeen Labo Gabdhood Iyo Hal Wiil.

Gudoomiyaha gobalka galgaduud oo Xiriiro aynu la sameynay ayaa Sheegay iney ka war qabaan dhacdadaasi goordhawna Warbaahinta ay la wadaagi doonaan waxii faah faahin ah oo intaasi ka baxsan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe