Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDaawo:-Sadex Caruur Ah oo Isla Dhalatay Kuna Geeriyooday Barkad Ay Ku Dhaceen

Daawo:-Sadex Caruur Ah oo Isla Dhalatay Kuna Geeriyooday Barkad Ay Ku Dhaceen

8 Caruur Ah oo Agoon Ah Lana Yiraado Ilma Cabdulaahi Xaashi Guuleed Waxaa Ay Kala Ahaayeen Afar Wiil Iyo Afar Gabdhood Balse Sadex Ka Mid Ah Ayaa Maanta Ku Geeriyootay Barkad Biya Ay Ka Dhaaminayeen oo Ku Taala Gudaha Degmada Cabutwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud

Caruurta Geeriyootay Waxaa Ay Kala Ahaayeen Labo Gabdhood Iyo Wiil Oo Da,ahaan Lagu Kala Sheegay

14 Sano Jir  12 Jir 10 Jir Waxaa Sida Idaacada Codka Gobolada Dhexe uu Usheegay Shiikh Maxamed Xusen Maxamed oo Ka Mid Ah Dadka Deegaanka

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe