Thursday, April 30, 2026
HomeWararSaameyn ka dhalatay Roob ka da’ay Magaalada Qardho

Saameyn ka dhalatay Roob ka da’ay Magaalada Qardho

Qeybo ka mid ah isku socodka xaafadaha Magaalada Qardho ayaa hakad galay kadib markii ay soo rogmadeen daadad ka yimid togoga dhaxmara magaalada Qardha oo roob uu ka da’ay Xalay.

Ilaa iyo hada ma jiro qasaaro la soo sheegay hase ahaatee sanadkii tagay sidaan oo kale ayay daadad qasaaro geystay ay ka dhaceen Magaalada Qardho.

Roobka Guga ayaa ka curtay inta badan Goboladda dalka waxaana lasoo sheegayaa in qeybo badan oo goboladda dalka ka mid ah ay ku diirsadeen roobkan oo si toos ah uga bilawday.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe