Tuesday, May 5, 2026
HomeWararRW Rooble oo ka hadlay doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi

RW Rooble oo ka hadlay doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeey lixda Sanoter Aqalka Sare ee doorashadooda Maanta ka dhacday Xerada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho.

Waxaan hambalyo u dirayaa Senaterrada maanta ku guuleystay doorashada Golaha Aqalka Sare ee BFS ku matalaya gobollada Waqooyi (Somaliland) ee kala ah;

1. Cabdi Xaashi Cabdullaahi
2. Saalax Axmed Jaamac
3. Prof.Cabdi Ismaaciil Samatar
4. Cismaan Abokor Dubbe
5. Layla Axmed Ismaaciil
6. Bilaal idiris Cabdullaahi

Waxaan ammaanayaa ergada iyo guddiyada maamulka doorashada sida xilkasnimada leh ee ay howsha u maamuleen. Waxaan rajeynayaa in doorashadu noogu dhammaato si nabdoon oo hufan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe