Tuesday, May 26, 2026
HomeWararRooble oo kulan la yeeshay Gudoomiyeyaasha KMG ah ee labada Aqal

Rooble oo kulan la yeeshay Gudoomiyeyaasha KMG ah ee labada Aqal

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyeyaasha KMG ee labada Gole ee Baarlamaanka 11aad.

Rooble ayaa kala hadlay sidii loo dhameystiri lahaa doorashooyinka, iyo in si dhaqse ah loo qabto doorashada Guddoonka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.

Raiisul wasaaraha dalka ayaa sheegay in labada guddoon laga doonaayo in ay caqabadaha ka ilaaliyaan doorashada guddoonka labada Aqal ayna soo Magacabaan Guddiyada doorashada.

Sidoo kale labadda Gudoomiye ee KMG ah ayaa u soo gudbiyay Raiisul wasaaraha Soomaaliya Caqabadaha heysta oo ay ka mid yihiin dhanka maaliyadda iyo ammaanka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe