Sunday, April 12, 2026
HomeWararDibaddaRoobab Xooggan oo ka da’ay Bardaale iyo Barakac billawday

Roobab Xooggan oo ka da’ay Bardaale iyo Barakac billawday

Roobab Xooggan oo saacadihhii lasoo dhaafey ka da’ay degmada Berdaale ayaa sababay in Daadad xoog leh ay soo galaan gudaha magaalada,

Daadadka ayaa galay xaafadaha magaalada taas oo keentay inay barakacaaan inta badan dadkii degmadaas daganaa, xaaladda ayaa ka sii daraysa marba marka ka dembaysa.

Waxaa degmada Bardaale ee gobolka Bay ka maqan adeegii bulshada sida korantadii, isku socodkii gadiidka, sidoo kale dhammaan waxaa  daadadku ay xireen Goobihii Ganacsiga ee shacabku adeegsan lahaayeen.

Maamulka Bardaale ayaa ku baaqay in gurmad xoog leh lala soo gaaro shacabka ay biyuhu ka barakiciyeen Guryahoodii.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe