Thursday, April 30, 2026
HomeWararRasaas laga maqlay Xaafado ka tirsan Muqdisho & barakac bilaawday

Rasaas laga maqlay Xaafado ka tirsan Muqdisho & barakac bilaawday

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Soomaaliya iho kuwa Millateriga ee Maanta la wareegay Isgoyska Fagax ayaa waxaa uu dagaal ku dhexmaray Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho.

Dagaalka ayaa yimid  kadib markii Ciidamo Millateri ah oo ka tegay dhinaca Isgoyska Fagax ay tageen Isgoyska Sanca, waxaana dadka ku sigan Sanca ay sheegayaan in weli rasaas goos goos ah la maqlayo.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku daarayaan in dadka ku nool Xaafadaha Sanca, Siisi iyo Sanca ay bilaabeen inay barakacaan, iyaga oo ka cabsi qaba in uu saameyn ku yeesho hadii uu xoogeysto dagaalka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe