Sunday, March 23, 2025
HomeWararRag Hubeysnan Oo Qof Ku Toogtay Muqdisho.

Rag Hubeysnan Oo Qof Ku Toogtay Muqdisho.

Rag ku labisnaa dareeska ay xirtaan Ciidamda Dowladda Soomaaliya ayaa manta waxay qof Shacab ah ku dileyn Beerta jaadka ee degmada Hodan Gobolkaan Banaadir.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in raggaas oo watay qoriga AK47 ay toogteen Qof Shacab ah oo ka ganac sanayay Mobelada Celiska ah,isla markaana dilka kadib ay goobta ka baxsadeen.

Macada sababta ninkaasi loo beegsaday iyo cidda ka dambeysa dilkiisa,waxana goobta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa dowaldda kuwaas oo meydka Ninka halkaasi ka qaaday.

Ilaa iyo hadda Majirto cid loo qabtay dilkaas iyo waliba cid sirasmi ah loogu tuhmayo,waxaana uu qeyb ka yahay dilalka marwalba ka dhacay Gudaha Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Wixii ku soo kordha Halkaan kala soco:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe