Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo Waxaa Ku soodhaweeyay Wafdiga R/wasaaraha Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed iyo Masuuliyiin Kale oo Katirsan Maamulkaasi
Raysal Wasaare Khayre Ayaa Baydhabo Kaga Kheeb Galaya shirka Golaha Amniga Qaran oo Lagu Wado in uu Baydhabo Ka Furmo
Amniga Magalada Baydhabo ayaa manta aad loo adkeeyey,waxaan lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta uu ka furmo halkaasi shirka Golaha Amniga Qaranka.
Sidoo kale waxaa iyana goordhow gaari doona Madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jira si ay shirkaasi uga qeyb galaan.