R/wasaare Khayre oo xalay ku laabtay Dhuusamareeb ayaa heshiis rasmi ah la gaari doona Ahlu Sunna
Warar hoose ayaa sheegaya in labada dhinac maanta isla soo saari doonaan warmurtiyeed ka kooban dhowr qodob kuwaas oo lagu cadeyn doono waxyaabaha ay ku heshiiyeen dowlada dhexe iyo Ahlu Sunna
Qodobada ay ku heshiiyeen labada dhinac qaarkood ayaa lagu soo bandhigi doonin heshiiskan maadama la sheegay inay yihiin heshiisyo shaqsiyaad
Wixii kusoo kordha kala soco halkan