Saturday, March 22, 2025
HomeBarnaamijyadaAxmed Ducaalle Gelle Xaaf madaxweynaha Galmudug oo Madaxtooyada Cadaado kulan kula yeeshay...

Axmed Ducaalle Gelle Xaaf madaxweynaha Galmudug oo Madaxtooyada Cadaado kulan kula yeeshay Odayaasha dhaqanka Degmada Cadaado

Axmed Ducaalle Gelle Xaaf madaxweynaha Galmudug oo Madaxtooyada Cadaado kulan kula yeeshay Odayaasha dhaqanka Degmada Cadaado.

Madaxweynaha iyo Odayaasha dhaqanka ayaa kawada hadlay sidii loola shaqeyn lahaa Maamulka ayna qeyb uga qaadan lahaayeen Odayaashu Hormarka Galmudug

Waxa uu Madaxweynuhu sheegay in loo baahanyahay in lala shaqeeyo Hay’addaha Amni si aaysan kooxaha Cadawga ah ugu faa’iideysan oo aysan u helin fursado ay ku dhibaateeyaan shacabka waxa kale oo uu intaas ku daray in shacabka reer Cadaado iyo Odayaasha dhaqankaba wax walba oo dhacay looga baahanyahay in laga noqdo xalay dhalay Tabasho walba oo ay qabaana uu diyaar uu u yahay in la xaliyo.

Odayaasha dhaqanka ayaana kaga mahadceliyay Madaxweynaha sida uu diyaarka ugu yahay in la xaliyo waxba walba oo ay qabeen Reer Cadaado iyaguna ay marwalba ay diyaar u yihiin in ay la shaqeeyna Maamulka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe