Tuesday, April 21, 2026
HomeWararQaraxyo Gil Gilay Baqdaad Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Qaraxyo Gil Gilay Baqdaad Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Labo qarax oo mataano ah ayaa gil-gilay Magaalada Baqdaad ee Caasimadda Dalka Ciraaq, waxaana la soo sheegayaa in dhimasho iyo dhaawac farabadan uu jiro oo Qaraxyadaasi ka dhashay.

Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay Qarxaasi, General Hazem al-Azzawi oo ah Taliyaha Howlgalada Magaalada Ciraaq ayaa wakaaladda wararka ee Ciraaq ee INA loo yaqaanno u xaqiijiyay.

Waxaa uu sheegay in labada Qarax ay ka dhaceen Suuqa Bab al-Sharji oo u dhaw halka loo yaqanno Tayaran Square .

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe