Sunday, March 23, 2025
HomeWararQarax Boosaaso lagu beegsaday gaari gudoomiyaha gobolka Bari

Qarax Boosaaso lagu beegsaday gaari gudoomiyaha gobolka Bari

Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays dhado ayaa ka badbaadey iskuday dil kadib markii Qarax loo dhigey Bartamaha magaalada Bossaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Wararku waxa ay sheegayaan in Qaraxa ay Ku dhaawacmeen Laba Askari oo markaas iyagu saarnaa Gaariga gudoomiyaha,Wacays ayaa isagu gaariga aan saarnayn sida ay sheegaysaan Warar Lagu kolsoonaan karo

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe