Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadashay Shir ay Magalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen, Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo qaar ka mid ah Xisbiyada mucaaradka ee dalka, shirkaas oo ay kasoo sareen qodobo ay ku dhaliilayeen dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda  Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo shirkaasi ka hadlayey ayaa ugu baaqay Siyaasiyiinta ka qeyb gashay shirka Magaaladda Nairobi in aysan ku fogaan mucaarad nimadda .
Dhanka Kale Xildhibaan Axmed Maclin Fiqi Ayaa Sheegay In La Joogo Watqigii Xukuumada Ay Iscasili Laheed Madaaba Ay Ku Fashilantay Amniga Dalka