Monday, May 4, 2026
HomeWararProf. Cabdi Ismaacil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare

Prof. Cabdi Ismaacil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare

Mursiga Saddexaad ee Golaha Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ayaa waxaa goordhow agu soortay doortay teendhada Afisiyoni ee Magaalada Muqdisho.

Kursigaan ayaaa waxaa ku tartamay Prof. Maxamed Maxamuud Allabari,  Prof. Cabdi Ismaacil Samatar iyo Cabdiraxmaan Cismaan Cali, waxaana wareega 1aad ku haray Cabdiraxmaan Cismaan Cali

Wareega labaad ee doorashada ayaa waxsaa ku tartamay Prof. Maxamed Maxamuud Allabari,  Prof. Cabdi Ismaacil Samatar iyo Cabdiraxmaan Cismaan Cali, waxaana kursiga kusoo baxay Prof. Cabdi Ismaacil Samatar.

Prof. Cabdi Ismaacil Samatar ayaa waxaa uu helay 25 cod halka 21 Cod uu helay musharixii la tartanayay ee Maxamed Maxamuud Allabari.

Goordhow ayaa waxaa la guda galayaa doorashada khrsiga Afaraad ee Aqalka Sare, waxaana ku tartami doona  Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe iyo  Cabdikariim Maxamed Xasan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe