Odayaasha degmada Xeraale ayaa diiday in gudiga dib u heshiisiinta Galmudug yimaadaan degmadaas
Odayaasha ayaa sheegay in gudigan aysan soo magacaaban beelaha dega Galmudug islamarkaana aysan ka shaqeyn karin isku keenida beelaha
Gudiga dib u heshiisiinta ayaa waxaa magacaabay wasaarada arimaha gudaha Somaliya maanta ayay qorsheeyen inay tagaan Xeraale balse waxaa ka horyimid odayaasha deegaankaas
Waxgaradka Xeraale ayaa horey u diiday qorshaha R/wasaare Khayre ka wado Galmudug

