Home Warar Natiijada gobolka Togdheer Ee golaha wakiilada oo la shaaciyay

Natiijada gobolka Togdheer Ee golaha wakiilada oo la shaaciyay

30

Waxaa la shaaciyay natiijada Golaha Wakiillada gobolka Togdheer, waxayna xisbiyadu ukala heleen sidan:-

Waddani 7

Kulmiye 4

UCID 4

Waxaa hoggaaminaya gobolka Togdheer xisbiga Mucaaraadka ee Wadani, waxaana halkaasi uu ka waday bilihii lasoo dhaafay olole xooggan.